Latest News

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka Ayaa Qiimeeyay In Hoggaamiyaha Cusub Ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, Uu Door Muhiim Ah Ka Ciyaarayo Dejinta Istaraatiijiyadda Dagaalka Isaga Iyo Saraakiil Sare Oo Iiraaniyiin Ah.Si Kastaba Ha Ahaatee  Maamulka Iiraan Ayaa Weli Jaahwareersan Kadib Weerarro Lagu Dilay Hogaamiyaha Cusub Aabbihii Iyo Hoggaamiyeyaal Ciidan Oo Badan. Mojtaba Khamenei Laguma Arag Meel...

Featured

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka Ayaa Qiimeeyay In Hoggaamiyaha...

Donald Trump Oo Sheegay In Iiraan Ay Gashay Isbeddel Nidaam Kadib Dilkii Hoggaamiyihii Hore .

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump Wuxuu Sheegay In Iran Ay Gashay Isbeddel Nidaam” Kadib Dilkii Hoggaamiyihii Hore, Isla Markaana Dadka Hadda Iran Uga Wakiilka Ah Wadaxaajoodyada Ay Yihiin Kuwo Macquul Ah. Khubaro...

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ Cuteyba Binu Abii Lahab Binu Cabdimudalib Nebiga Ini Adeerkiis  Oo Gaal Ahaa  Ahna Ninki Ay Udhaxday Gabdha Nebiga Sallaahu Calayhi Wasalam  Umu Kalthuum Maalin Ayuu Kasoo...

Qisada Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga

Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka Warramaysaa Dhacdo Lagu Xanto Halyaygii Waynaa  Quteyba Binu Muslim Qisadu Waxay Leedahay:Qutaybah Binu Musilm Albaahila Oo Halyey Wayn Gaadhay Guulo Waaweyn Ilaa Uu Qabsaday...

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Kurey Saxaabi Ah

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Dagaalkii Yarmuuk Ee Saxaabadu Ruum Kula Jirtay  Ayaa Waxaa Soo Baxay Nin Xoog Wayn Faanaya Oo Rabo Qof Muslimiinta Ugasoo Baxo Sida Caadada Ah Kaljarka Dagaalka Qeybaha...

Qisada imaamkii Wax Xaday

Qisada imaamkii Wax Xaday Qisada Imaamkii Wax Xaday Waa Qiso Xaqiiq Ah Waxbadan Taabanaysa Oo Ku Xasuusinaysa Waxa Ay Tuuganimadu Tahay Balse Dhinacyo Badan Taabanaysa. Habeen Kamid Ah Habeenada Ramadaanka Qoys Kamid Ah...

Qisada Camar Binu Macdiikarab

CAMAR BINU MACDIIKARAB Waa Kuma Camar Binu MacdiiKarab?  Camar Binu MacdiiKarab Al Subaydi Wuxuu Ahaa Halayay Yemeni Ah  Caanka Carabta Oo Idil  Xiligi Jaahiliga Iyo Islaamka kadib  Camar Binu Macdiikarab Wuxuu Ahaa Halyey  Xeel...

Shiikh Maxamed Al-Bayxaani Dood Ku Saabsan Sinaanta Jinsiga

Dood Kusaabsan Sinaanta Jinsiga Dhexmartay Shiikh Al-Bayxaani Iyo Nin Jaahila Dood dhexmartay Shiikh Maxamed Al-Bayxaani oo kamid ahaa culimadii Waaweynaa ee Yemen iyo nin u doodayay sinnaanta ragga iyo dumarka, taas oo noqotay...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ayaa Markii 6aad Ku Guulaystay Doorashada Dalkaasi

Ismaaciil Cumar Geele ayaa markii 6aad loo doortay Madaxweynaha dalka Jabuuti, taas oo muujinaysa awoodda iyo saamaynta siyaasadeed ee uu ku leeyahay dalkaasi muddo dheer. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele waa madaxweynihii labaad ee...

Most Popular

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka Ayaa Qiimeeyay In Hoggaamiyaha...

Sami Zayn Iyo Bahdilka Ay Kula Kacday WWE

Sami Zayn Waa Xirfadle Musaaracayste Ah Oo Dhalashadiisa Biological Ka Ahi Ay Tahay Asal Ahaan Waa Syrian Muslim Suni Ah Waalidiintiis Waxay Kasoo Jeedan Magaalada Ximis(حــمــص) Ee Dalka Suuriya  Lakiin Isagu Waa Muwaadin...

Qisadii Xajaaj Binu Yuusuf Iyo Khawaarijka

Xajaaj Binu Yuusuf Ayaa Maalin Maalmaha Kamidah Askartiisa Amray Inay Soo Qabtaan Nin Khawaarijta Kamid Ah Askartii Markay Gurigiisa Yimaadeen Way Kaa Wayeen Markaas Bay Waxay Soo Qabteen Walaakiis Markaas Buu Kuyiri War...

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ Cuteyba Binu Abii Lahab Binu Cabdimudalib Nebiga Ini Adeerkiis  Oo Gaal Ahaa  Ahna Ninki Ay Udhaxday Gabdha Nebiga Sallaahu Calayhi Wasalam  Umu Kalthuum Maalin Ayuu Kasoo...

Qisada Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga

Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka Warramaysaa Dhacdo Lagu Xanto Halyaygii Waynaa  Quteyba Binu Muslim Qisadu Waxay Leedahay:Qutaybah Binu Musilm Albaahila Oo Halyey Wayn Gaadhay Guulo Waaweyn Ilaa Uu Qabsaday...

Shiikh Maxamed Al-Bayxaani Dood Ku Saabsan Sinaanta Jinsiga

Dood Kusaabsan Sinaanta Jinsiga Dhexmartay Shiikh Al-Bayxaani Iyo Nin Jaahila Dood dhexmartay Shiikh Maxamed Al-Bayxaani oo kamid ahaa culimadii Waaweynaa ee Yemen iyo nin u doodayay sinnaanta ragga iyo dumarka, taas oo noqotay...

Qisada Camar Binu Macdiikarab

CAMAR BINU MACDIIKARAB Waa Kuma Camar Binu MacdiiKarab?  Camar Binu MacdiiKarab Al Subaydi Wuxuu Ahaa Halayay Yemeni Ah  Caanka Carabta Oo Idil  Xiligi Jaahiliga Iyo Islaamka kadib  Camar Binu Macdiikarab Wuxuu Ahaa Halyey  Xeel...

Headlines

Top News

Qisada Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga

Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka Warramaysaa Dhacdo Lagu Xanto Halyaygii Waynaa  Quteyba Binu Muslim Qisadu Waxay Leedahay:Qutaybah Binu Musilm Albaahila...

Qisada Camar Binu Macdiikarab

CAMAR BINU MACDIIKARAB Waa Kuma Camar Binu MacdiiKarab?  Camar Binu MacdiiKarab Al Subaydi Wuxuu Ahaa Halayay Yemeni Ah  Caanka Carabta Oo Idil  Xiligi Jaahiliga Iyo...
Exclusive Articles

Recent Posts

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka...

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka Ayaa Qiimeeyay In Hoggaamiyaha Cusub Ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, Uu Door Muhiim Ah Ka Ciyaarayo Dejinta Istaraatiijiyadda Dagaalka Isaga Iyo Saraakiil Sare Oo Iiraaniyiin Ah.Si Kastaba Ha Ahaatee  Maamulka Iiraan...

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka Ayaa Qiimeeyay In Hoggaamiyaha Cusub Ee...

Hot This Week

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka Ayaa Qiimeeyay In Hoggaamiyaha Cusub Ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, Uu Door Muhiim Ah Ka Ciyaarayo Dejinta Istaraatiijiyadda Dagaalka Isaga Iyo Saraakiil Sare...

Donald Trump Oo Sheegay In Iiraan Ay Gashay Isbeddel Nidaam Kadib Dilkii Hoggaamiyihii Hore .

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump Wuxuu Sheegay In Iran Ay Gashay Isbeddel Nidaam” Kadib Dilkii Hoggaamiyihii Hore, Isla Markaana Dadka Hadda Iran Uga Wakiilka Ah Wadaxaajoodyada Ay Yihiin Kuwo Macquul Ah. Khubaro Iyo Sirdoon Mareykan Ah Waxay Aaminsan Yihiin In Mojtaba Khamenei Loo Isticmaalo Inuu Bixiyo Oggolaanshaha Guud Ee Go’aamada...

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ

Qisada Cuteyba Binu Abii Lahab Iyo Nebiga ﷺ Cuteyba Binu Abii Lahab Binu Cabdimudalib Nebiga Ini Adeerkiis  Oo Gaal Ahaa  Ahna Ninki Ay Udhaxday Gabdha Nebiga Sallaahu Calayhi Wasalam  Umu Kalthuum Maalin Ayuu Kasoo Horbaxay Nebigu ﷺ Kabacdi Wuu Caayay Wuuna Ku Jeesjeesay Wuxuuna Yiri  Maxamadow Waxaan Ku Gaaloobay Binajmi Idaa Hawaa,...

Qisada Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga

Quteyba Binu Muslim Iyo Reer Miyiga Sheekadan Waxay Ka Warramaysaa Dhacdo Lagu Xanto Halyaygii Waynaa  Quteyba Binu Muslim Qisadu Waxay Leedahay:Qutaybah Binu Musilm Albaahila Oo Halyey Wayn Gaadhay Guulo Waaweyn Ilaa Uu Qabsaday Dhulalka Ma Wara’a Al-Nahr (Aasiyada Dhexe ) Wuxuu  Furtay Waqtigi Waliid Binu Cabdimalik  Meelaha Ay Kamid Yihiin Bukhaara...

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Kurey Saxaabi Ah

Qisada Wiilkii Yaraa Halyeyga Ahaa Dagaalkii Yarmuuk Ee Saxaabadu Ruum Kula Jirtay  Ayaa Waxaa Soo Baxay Nin Xoog Wayn Faanaya Oo Rabo Qof Muslimiinta Ugasoo Baxo Sida Caadada Ah Kaljarka Dagaalka Qeybaha Aadka Lootixgeliyo Waxaa Kamid Ahayd Inuu Qofku Soo Baxo Qof Kale Oo Nidkiisa Dalbado Dadkana Ay Isku Fiirsadaan...

Qisada imaamkii Wax Xaday

Qisada imaamkii Wax Xaday Qisada Imaamkii Wax Xaday Waa Qiso Xaqiiq Ah Waxbadan Taabanaysa Oo Ku Xasuusinaysa Waxa Ay Tuuganimadu Tahay Balse Dhinacyo Badan Taabanaysa. Habeen Kamid Ah Habeenada Ramadaanka Qoys Kamid Ah Qoysaska Magaalada  Ayaa Goaan Kugaartay In Imaamka Magaalada Oo Iskaabulo Ah Uu La Afurka Gurigooda Kacuno Imaamku Wuu...

Hoggaamiyaha Sare Ee Iiraan  Mojtaba Khamenei Oo dhaawacan Ayaa Ka Maqan Indhaha Shacabka

Hoggaamiyaha sare ee Iiraan  Mojtaba Khamenei(Majtabaa Khaamini) oo dhaawacan ayaa ka maqan indhaha shacabka, Balse Weli Waxa Uu  hagayaa istaraatiijiyada Dalkaasi, Sida Ay qiimeeyeen Khubarada Sirdoonka Dalka  Mareykanka. Sirdoonka Mareykanka Ayaa Qiimeeyay In Hoggaamiyaha Cusub Ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, Uu Door Muhiim Ah Ka Ciyaarayo Dejinta Istaraatiijiyadda Dagaalka Isaga Iyo Saraakiil Sare Oo Iiraaniyiin Ah.Si Kastaba Ha Ahaatee  Maamulka Iiraan Ayaa Weli Jaahwareersan Kadib Weerarro Lagu Dilay Hogaamiyaha Cusub Aabbihii Iyo Hoggaamiyeyaal Ciidan Oo Badan. Mojtaba Khamenei Laguma Arag Meel Fagaare Ah Tan Iyo Markii Ay Dhaawacyo Culus Kasoo Gaareen Weerarkii Billowga Dagaalka. Waxaa La Sheegay Inuu Qabo Gubashooyin Iyo Dhaawacyo Jirka Ah, Isla Markaana Uu Weli Daaweyn Ku Jiro. Sirdoonka Mareykanka Weli Si Muuqaal Ah Uma Xaqiijin Halka Uu Ku Sugan Yahay.Mojtaba Khamenei. Wararku Waxay Sheegayaan Inuusan Isticmaalin Qalab Elektaroonig Ah, Balse Uu Dadka Kula Xiriiro Farriimo Loo Gudbiyo Ama Dad Si Toos Ah Ula Kulma. Taasi Waxay Sii Kordhisay Shakiga Ku Saabsan Awooddiisa Dhabta Ah Ee Maamulka Iiraan. Dhanka Kale,...

Videos